We have translated the Bitcoin whitepaper into Somali and have provided a detailed explanation for sections that may be difficult to understand. This translation aims to make Bitcoin more accessible to the Somali-speaking community.
We kindly request that you publish both the Somali translation and its accompanying explanation on your official website to help reach a wider audience. Both documents are fully accurate, and their purpose is purely educational, without ads or marketing.
Here are the links to the documents:
We appreciate your time and consideration. We look forward to your response.
Thank you, CryptoYahan
Af-Soomaali:
Waxaan turjumnay xaashida cad ee Bitcoin Whitepaper, sidoo kale waynu sharraxnay, kadib markii aynu aragnay inaysan ka fursan karin in la sii faahfaahiyo.
Waxaynuna codsanaynaa in 2-dan xaashiyood lagu soo daabaco bogga rasmiga ah ee Bitcoin.org, si sida ugu wax tarka badan uga faa’idaysato bulshadeena soomaaliyeed, sidoo kalena Bitcoin u noqoto wax Global ah.
Cilmi-baadhisyadan waa kuwo la isku hallayn karo, waana la hubin karaa, oo dib-u-eegis lagu samayn karaa, wax xayaysiin ama suuqgeyn ama marin-habaabin ah ma wadato haba yaraatee, kaliya waxaa diiradda lagu saarayaa fahamka Bitcoin.
Mahadsanidiin, CryptoYahan.